News
19
Media items
13
Categories
4
This month
Stay informed with the latest ministry news, press releases, photo galleries, and video updates.
Horudhaca “𝐖𝐚𝐝𝐝𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐒𝐨𝐨𝐤𝐚𝐛𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚”!! Waddada Sookabashada, waa Barnaamij Dokomentari ah, oo markii ugu…
Horudhaca “𝐖𝐚𝐝𝐝𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐒𝐨𝐨𝐤𝐚𝐛𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚”!! Waddada Sookabashada, waa Barnaamij Dokomentari ah, oo markii ugu horreysay laga soo sameeyey guud ahaan deegaannada laga xoreeyey Khawaarijta ee Hirshabelle iyo Galmudug. Waxaa ku jira sheekooyin aragagax leh ee 17-kii sano ee Khawaarijtu joog
Codka Shacabka iyo Doorasho Qof iyo Cod: Dadweynaha Soomaaliyeed ee kunool dhammaan dowladaha xubnaha ka ah…
Codka Shacabka iyo Doorasho Qof iyo Cod: Dadweynaha Soomaaliyeed ee kunool dhammaan dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Gobolka Banaadir oo si weyn usoo dhoweeyey, taageeray heshiiskii Madasha Wadatashiga Qaran ee Doorashada "Qof iyo Cod".
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS mudane Hon Ali Yusuf Ali - Xoosh ayaa booqday…
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS mudane Hon Ali Yusuf Ali - Xoosh ayaa booqday xarunta lagu diyaarinayo warbixinta waxqabadka Xukuumadda DanQaran ee muddada 2022–2026, taasi oo lagu qiimeynayo horumarka laga sameeyay qorshayaashii dowladda iyo natii
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa diyaarisay warbixinta waxqabadkeeda,…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa diyaarisay warbixinta waxqabadkeeda, iyadoo si faahfaahsan loogu soo bandhigay hawlihii muhiimka ahaa ee la fuliyay, horumarkii laga sameeyay qorshayaasha shaqo iyo natiijooyinkii laga gaaray muddadii la soo d
Daawo: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta mudane Hon Ali Yusuf Ali -…
Daawo: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta mudane Hon Ali Yusuf Ali - Xoosh oo kahadlay kormeerka manta ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA)
Muuqaalka Guud: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Hon Ali…
Muuqaalka Guud: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Hon Ali Yusuf Ali - Xoosh uu wehliyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Mudane Abdihakim Ashkir ayaa warbixin la xiriirta howlaha so socda ka dhagaystay Madaxda Hay’adda Qaxootiga iyo Bar
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya…
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Hon Ali Yusuf Ali - Xoosh ayaa ka qaybgalay munaasabadda daahfurka Sharciga Caddaaladda Da’yarta Soomaaliyeed. Wasiir Cali Xoosh oo munaasabadda ka hadlay ayaa adkeeyay
Wasiir Cali Xoosh oo munaasabadda ka hadlay ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay in dalka uu yeesho xeerar la…
Wasiir Cali Xoosh oo munaasabadda ka hadlay ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay in dalka uu yeesho xeerar la jaanqaadaya duruufaha jira, iyadoo la xoojinayo doorka iyo ilaalinta xuquuqda da’yarta isagoo yiri: “Waa muhiim in dalku yeesho sharciyo la jaanqaadaya duruufaha maanta,
Ugu dambeyn, munaasabadda lagu daahfuray Sharciga Caddaaladda Da’yarta Soomaaliyeed waxaa ka qaybgalay…
Ugu dambeyn, munaasabadda lagu daahfuray Sharciga Caddaaladda Da’yarta Soomaaliyeed waxaa ka qaybgalay wasiirro XFS, bahda caddaaladda iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa maanta…
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) ayaa maanta kulan la yeeshay hoggaannada hay’adaha hoos yimaada Wasaaradda sida; Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NI
Kulanka oo ay goobjoog ka ahaayeen: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya mudane…
Kulanka oo ay goobjoog ka ahaayeen: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Cilmi, Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, Maareeyaha NIRA mudane Cabdiweli Timocadde iyo Guddoomiyaha Hey’adda Qaxootiga i
Wasiir Xoosh ayaa bogaadiyey howlaha socda isagoo carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay iskaashi iyo…
Wasiir Xoosh ayaa bogaadiyey howlaha socda isagoo carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay iskaashi iyo isku-duwid xooggan oo dhex marta Wasaaradda iyo hay’adaha hoos yimaada, si hufanna loo guto waajibaadka loo igmaday, loogana gudbo caqabadaha hay’adeed iyo qaarka kale ee ho
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya mudane Cali Xoosh ayaa mar kale xaqiijiyay sida ay Wasaaraddu uga go’an…
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya mudane Cali Xoosh ayaa mar kale xaqiijiyay sida ay Wasaaraddu uga go’an tahay xoojinta kormeerka, isku-duwidda iyo taageerada hay’adaha, si loo hubiyo inay si wax-ku-ool ah u gutaan waajibaadkooda, isla markaana ay sii wadaan ka shaqeynta mudna
Muuqaalka Guud: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta mudane…
Muuqaalka Guud: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta mudane Abdulkadir Ali oo guddoomiyay shirka Isuduwidda saddex-biloodlaha ah ee u dhaxeeya Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya iyo IOM, iyadoo wafdiga hey’adda dambe uu hoggaaminayey
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta mudane Abdulkadir Ali ayaa…
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta mudane Abdulkadir Ali ayaa guddoomiyay shirka Isuduwidda saddex-biloodlaha ah ee u dhaxeeya Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya iyo IOM, iyadoo wafdiga hey’adda dambe uu hoggaaminayey madaxda Hawlg