Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS mudane Hon Ali Yusuf Ali - Xoosh ayaa booqday xarunta lagu diyaarinayo warbixinta waxqabadka Xukuumadda DanQaran ee muddada 2022–2026, taasi oo lagu qiimeynayo horumarka laga sameeyay qorshayaashii dowladda iyo natiijooyinka la gaaray. Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa diyaarisay warbixinta waxqabadkeeda, iyadoo si faahfaahsan loogu soo bandhigay hawlihii muhiimka ahaa ee la fuliyay, horumarkii laga sameeyay qorshayaasha shaqo iyo natiijooyinkii laga gaaray muddadii la soo dhaafay.
MINISTRY
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS mudane Hon Ali Yusuf Ali - Xoosh ayaa booqday…
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS mudane Hon Ali Yusuf Ali - Xoosh ayaa booqday xarunta lagu diyaarinayo warbixinta waxqabadka Xukuumadda DanQaran ee muddada 2022–2026, taasi oo lagu qiimeynayo horumarka laga sameeyay qorshayaashii dowladda iyo natii