Horudhaca β€œπ–πšπππšππ’π’ π’π¨π¨π€πšπ›πšπ¬π‘πšππšβ€!! Waddada Sookabashada, waa Barnaamij Dokomentari ah, oo markii ugu horreysay laga soo sameeyey guud ahaan deegaannada laga xoreeyey Khawaarijta ee Hirshabelle iyo Galmudug. Waxaa ku jira sheekooyin aragagax leh ee 17-kii sano ee Khawaarijtu joogeen, xoreyntii iyo nafhurnimadii dadka deegaanka iyo ciidamada xoogga dalka iyo sidoo kale barnaamijyada guuleystay ee Xasillinta iyo Sookabashada. Bandhiggan Barnaamijkan weyn ee xiisaha badan, la soco goordhow!!