Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa diyaarisay warbixinta waxqabadkeeda, iyadoo si faahfaahsan loogu soo bandhigay hawlihii muhiimka ahaa ee la fuliyay, horumarkii laga sameeyay qorshayaasha shaqo iyo natiijooyinkii laga gaaray muddadii la soo dhaafay.