Wasiir Xoosh ayaa bogaadiyey howlaha socda isagoo carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay iskaashi iyo isku-duwid xooggan oo dhex marta Wasaaradda iyo hay’adaha hoos yimaada, si hufanna loo guto waajibaadka loo igmaday, loogana gudbo caqabadaha hay’adeed iyo qaarka kale ee hor istaagi kara horumarka.