WASAARADDA

WASAARADDA

ARRIMAHA GUDAHA,

FEDERAALKA IYO DIB-U HESHIISIINTA

OGAYSIIS WEBSITE

Website-ka wasaaradda waa la cusbooneysiiyey, waxaana weli lagu sii wadaa horumarintiisa. Fadlan nala joog si aad u aragto isbeddellada cusub.

Wasiiru-Dowlaha

Mudane Sadaad Maxamed Nuur — Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda

Wasiiru-Dowlaha

Hadda Ah

Md. Xil  Sadaad Maxamed Nuur

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda

Md. Xil Sadaad Maxamed Nuur

Mudane Wasiirka wuxuu hoggaamiyaa aragtida istiraatiijiga ah ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, isagoo xoogga saaraya nabadgelyada gudaha, isku-duwidda maamul-goboleedyada, iyo dib-u-heshiisiinta qaran.

Wuxuu ka shaqeeyaa sidii loo xoojin lahaa hay'adaha dowladda, loo kordhin lahaa hufnaanta, loona horumarin lahaa adeegyada dadweynaha ee dhammaan gobollada dalka.

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta.