WASAARADDA

WASAARADDA

ARRIMAHA GUDAHA,

FEDERAALKA IYO DIB-U HESHIISIINTA

OGAYSIIS WEBSITE

Website-ka wasaaradda waa la cusbooneysiiyey, waxaana weli lagu sii wadaa horumarintiisa. Fadlan nala joog si aad u aragto isbeddellada cusub.

Taariikhda Wasiirka

Mudane Cali Yusuf Cali (Xoosh) — Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta

Wasiirka Wasaaradda

Hadda Ah

30+

Sano khibrad

9

Sano Baarlamaan

Puntland

Wasiir Ku-Xigeen hore

Mudane: Cali Yusuf Cali (Xoosh)

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta

Mudane: Cali Yusuf Cali (Xoosh)

Waxaa maanta xilka la wareegay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh).

Mudane Wasiir Cali Xoosh waxaa uu leeyahay khibrad in ka badan 30 sano oo la xiriirta: Dowlad-dhiska, Arrimaha Gudaha, Amniga, Dib-u-heshiisiinta, Qorsheynta, Howlaha guud iyo Dib-u-dejinta.

Wasiir Cali Yuusuf Xoosh waxaa uu Wasiir Ku-Xigeen ka soo noqday Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland; waxaa kale oo uu aqoon fiican u leeyahay qaran-dhiska heerarka kala duwan ee dowladda.

9-kii sano ee ugu dambeeysay, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) waxaa uu xubin ka ahaa Aqalka Golaha Shacabka ee Baarlamaannada 10aad iyo 11aad ee Federaalka ah, isaga oo khibradahaasi kala duwan uga faa’ideyn doona hoggaaminta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta iyo ka-mirodhalinta howlaha hortabinta u leh.

Muddo xileedka: 2024 - Hadda 32 wasiir oo la diiwaangeliyey tan iyo 1956

Taariikh nololeedka Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) — Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS.

Khibradda iyo xilalkii hore

Dowlad-dhis iyo Arrimaha Gudaha

In ka badan 30 sano: Dowlad-dhiska, Arrimaha Gudaha, Amniga, Dib-u-heshiisiinta, Qorsheynta, Howlaha guud iyo Dib-u-dejinta.

Puntland — Wasiir Ku-Xigeen

Wasiir Ku-Xigeen hore ee Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Dowlad-goboleedka Puntland.

Baarlamaanka Federaalka

Xubin ka mid ah Aqalka Golaha Shacabka ee Baarlamaannada 10aad iyo 11aad (9 sano).

Qaran-dhis

Aqoon fiican oo ku saabsan qaran-dhiska heerarka kala duwan ee dowladda.

Aagagga khibradda

  1. Dowlad-dhiska iyo qaran-dhiska
  2. Arrimaha Gudaha iyo Amniga
  3. Dib-u-heshiisiinta
  4. Qorsheynta, Howlaha guud iyo Dib-u-dejinta

Hoggaaminta wasaaradda

Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) wuxuu khibradiisa kala duwan uga faa’ideyn doona hoggaaminta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta iyo ka-mirodhalinta howlaha hortabinta u leh.

Wasiirradii dhawaan soo maray

Xul ah wasiirradii dhawaan hoggaamiyay Wasaaradda Arrimaha Gudaha kahor xilka hadda.

Axmed Macallm Fiqi

Axmed Macallm Fiqi

2022 - 2024

Mukhtaar Xuseen Afrax

Mukhtaar Xuseen Afrax

2020 - 2022

Cabdi Maxamed Sabriye

Cabdi Maxamed Sabriye

2018 - 2020

Cabdi Faarax Saciid Juxa

Cabdi Faarax Saciid Juxa

2017 - 2018

Cabdiraxahman Odowaa

Cabdiraxahman Odowaa

2015 - 2017

Cabdullahi Goodax Barre

Cabdullahi Goodax Barre

2014 - 2015

Arag taariikhda buuxda ee wasiirrada →