WASAARADDA

WASAARADDA

ARRIMAHA GUDAHA,

FEDERAALKA IYO DIB-U HESHIISIINTA

OGAYSIIS WEBSITE

Website-ka wasaaradda waa la cusbooneysiiyey, waxaana weli lagu sii wadaa horumarintiisa. Fadlan nala joog si aad u aragto isbeddellada cusub.

Guddiyada

Guddiyada Qaran Ee Madaxabannaan & Hey'adaha ka Farcama Wasaaradda

1 Guddi Qaran oo Madaxbannaan
4 Hay'ado
5 Wadarta hay'adaha firfircoon

Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS)

Guddi Qaran oo Madaxbannaan

Hay'adda qaran ee u xilsaaran maamulka doorashooyinka iyo soohdimaha doorashada iyo maamulka ee Soomaaliya.

Bogga rasmiga ah

Agaasinka Adeegyada Dad-dhigidda (CRVS)

Hay'ad

Adeegyada diiwaangelinta dadka iyo tirakoobka muhiimka ah ee wasaaradda.

Bogga rasmiga ah

Hay'adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA)

Hay'ad

Hay'adda aqoonsiga iyo diiwaangelinta qaranka ee Soomaaliya.

Bogga rasmiga ah

Hay'adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SODMA)

Hay'ad

Hay'adda qaran ee maareynta masiibooyinka iyo ka-jawaabista degdegga.

Bogga rasmiga ah