Himilada
In la hirgaliyo maamul gudaha oo xooggan, nidaam federaal ah oo shuruucdiisu dhamaystiran yihiin, iyo dib-u-heshiisiin qaran oo dhaliso nabad iyo midnimo.
Aragtida
Soomaaliya nabdoon oo federaal ah, oo ay dadkeedu helaan adeeg dawladeed oo cadaalad ah oo dhowraya xuquuqdooda.