Wasiir Cali Xoosh oo munaasabadda ka hadlay ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay in dalka uu yeesho xeerar la jaanqaadaya duruufaha jira, iyadoo la xoojinayo doorka iyo ilaalinta xuquuqda da’yarta isagoo yiri: “Waa muhiim in dalku yeesho sharciyo la jaanqaadaya duruufaha maanta, iyadoo kor loo qaadayo ilaalinta xuquuqda da’yarta. Da’yarta Soomaaliyeed waa jiilasha mustaqbalka ee dalkeenna. Waxaan rajeynayaa in sharcigani uu noqdo mid fursado u abuura da’yarta, isla markaana ilaaliya xuquuqdooda.”
WASAARADDA
Wasiir Cali Xoosh oo munaasabadda ka hadlay ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay in dalka uu yeesho xeerar la…
Wasiir Cali Xoosh oo munaasabadda ka hadlay ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay in dalka uu yeesho xeerar la jaanqaadaya duruufaha jira, iyadoo la xoojinayo doorka iyo ilaalinta xuquuqda da’yarta isagoo yiri: “Waa muhiim in dalku yeesho sharciyo la jaanqaadaya duruufaha maanta,