Kulanka oo ay goobjoog ka ahaayeen: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Cilmi, Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, Maareeyaha NIRA mudane Cabdiweli Timocadde iyo Guddoomiyaha Hey’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaran mudane Liibaan Cabdi Cigaal ayaa fursad u siisay Wasiir Xoosh in ay madaxda hey’adaha kala duwan uga warbixiyaan horumarka laga sameeyey hortabinnada, guulihii la gaaray, mudnaanta shaqo ee hadda taagan iyo caqabadaha saameynaya hirgelinta howlaha.
WASAARADDA
Kulanka oo ay goobjoog ka ahaayeen: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya mudane…
Kulanka oo ay goobjoog ka ahaayeen: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Cilmi, Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, Maareeyaha NIRA mudane Cabdiweli Timocadde iyo Guddoomiyaha Hey’adda Qaxootiga i