Muuqaalka Guud: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta mudane Abdulkadir Ali oo guddoomiyay shirka Isuduwidda saddex-biloodlaha ah ee u dhaxeeya Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya iyo IOM, iyadoo wafdiga hey’adda dambe uu hoggaaminayey madaxda Hawlgalka IOM ee Soomaaliya mudane Manuel Marques Pereira.