wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Xubnaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Oo Yeeshay Kulankoodii 1-aad

 

Muqdisho 28 Nov 2024; Xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Sohdimaha oo ku kulmay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa yeeshay Guddoomiyaha ku meel-gaar ah ee Guddiga.

 

Marwo Aamina Shiekh Cismaan Maxamed oo ah qofka ugu da’da weyn xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Sohdimaha ayaa noqotay Guddoomiyaha Ku Meel-gaarka ah ee Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Sohdimaha, sida uu qabo qodobka 12-aad faqradiisa 3-aad ee Xeerka Dhisidda Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Sohdimaha.