DIIWAANKA NGO

Diiwaanka NGO's Yada Maxaliga ah

Urur(NGO’s) waa koox ka kooban laba qof iyo wixii ka badan lehna sifo joogta ah laguna abaabulay heer qaran ama heer caalami ah.
Haddaba Dhammaan hay’adaha aan dowliga ahayn waa in ay iska diiwaan geliyaan Wasaaradda Arrimaha Gudaha sida ku cad qodobka NO: 54 ee sharciga madaniga ah ee Soomaaliya No: 37 soona bxay 2/6/1973.

DIIWAANGELINTA NGO
Dhammaan NGOS, waa in ay iska diiwaangeliyaan waaxda diiwaangelinta NGOS-ka ee Wasaaradda Aarrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta si waafaqsan Dastuurka federaalka ah ee Soomaaliya iyo qodobka NO: 54 ee xeerka Madaniga ee Soomalaiyeed kaas oo soo baxay ee No: 37 kaas oo soo baxay 2/6/1973.
New