Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka

Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka waa guddi qaran oo dastuuri ah waxaa uu mas’uul ka yahay maamulidda doorashooyinka madaxweynaha, doorashooyinka federaalka, Inay si joogta ah u diiwaan geliyaan cod-bixiyayaasha dib-u-eegisna ku sameeyaan xaashiyaha cod-bixiyayaasha, Inay diiwaan geliyaan murashaxiinta doorashooyinka, in ay xadidaan degaanada cod-bixineed, xisbiyada, xallinta khilaafaadyada iyo arrimo kale.
Wararka La Xiriira Guddiga
Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Fiqi oo Shir Guddoomiyey Kulanka Katalobixinta Doorashooyinka Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta...