wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wax Ka Ogoow Shirka Todobaadlaha Ee Agaasimayaasha Waaxyaha Wasaaradda

 

Muqdisho 04 May 2024; Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Caydaruus Macallin Xasan ayaa guddoomiyey shir labadii todobaadba mar ah ee Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda.

 

Ajendaha lagu falanqeeyey shirka ayaa ahaa; bandhigga Foomka ballanqaadyada Wasaaradda iyo sidii loo fulin lahaa, waxaa kale lasoo jeediyey howlaha guddiya goob shaqo iyo arrimo kale.