wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Gudaha XFS Oo Saxiixay Buugga Tacsida Ugaas C/laahi

 

Muqdisho 16 Sep 2024; Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Xildhibaan Saadaad Caliyow oo booqday hoyga ay taalo Gogosha Tacsida Alle ha u naxariistee Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Fara-cade ayaa saxiixay Buugga tacsida Ugaaska.

 

Wasiir Saadaad ayaa si gaar ah ugu tacsiyeey qoyska iyo ehellada Marxuumka, waxa uuna Alle u weydiiyay in uu hoygiisa ka yeelo Janatul firdowsa.