wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiirka oo kormeeray xarunta SODMA

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi iyo mas’uuliyiin uu horkacayey ayaa maanta kormeeray xarunta qaran ee howlgallada gurmadka degdegga ah taas oo la hoosgeeyey hay’adda maareynta masiibooyinka Soomaaliyeed ee (SODMA).\
Wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta ayaa bogaadisay mideynta xarumaha gurmadka degdegga ah iyo hey’adda maareynta musiibooyinka oo kala ahaa labo hey’adood oo kala gaar ah kuwaas oo xafiiska Raisul wasaaraha uu ku guuleystay isu keeno si ay qaab wadajir ah umadda ugu adeegaan.