wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Oo Shir Guddoomoyiyay Kulan Looga Hadlayay Khibradda Laga Bartay Safarka Malaawi

 

Muqdisho 25 Dec 2023; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa guddoomiyay kulan ku aaddan casharadii laga bartay safarkii Malawi.

 

Kulankan waxaa goobjoog ka ahaa Cabdiwali Cali Cabdulle Timacade, Maareeyaha Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta iyo xafiisyo ay ka mid yihiin xafiiska Ra’isul wasaaraha.

 

Inta uu kulanku socday, Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya ayaa adkeeyay ahmiyadda ka faa’ideysiga casharada kala duwan ee laga bartay safarka Malawi, gaar ahaan horumarka ay ka gaareen Aqoonsiga Qaran iyo Diiwaangelinta Dadweynaha.