wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Oo Qaabilay Safiirka Ururka Jaamacadda Carabta

 

Muqdisho, 18 Feb 2024; Wasiirka Wasaaradda Arimaha gudaha, Fedraalka iyo Dib-uhishisiinta XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaliya Mudane  Cabdullahi bin Mudlaq alcutaybe .

 

Inta uu kulanku socday, waxaa ay ka wada hadleen labada dhinac arrimo ay ugu muhiimsanyihiin howlaha dib-uhishisiinta, Xasillinta dalka iyo iskaashi dhexmara Wasaaradda iyo Jaamacadda Carabta ee dhinacyada nabad-dhiska Soomaliya iyo arrimo kale.