wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Oo Qaabilay Madaxa FCA

 

Muqdisho 07 Nov 2023; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisinta XFS Mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socda Hay’adda FCA oo u hoggaaminaayo Agaasimaha Cusub ee FCA Mudane Berhanu Haile.

 

Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha ka xiriira dhismayaasha Golayaasha Degmooyinka, Dimuqraadiyadeynta, Dibu-u-heshiisiinta iyo Nabad Dhiska.

 

Hay’adda FCA iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa iska kaashada dhinacyada dhismayaasha Golayaasha Degmooyinka, Dimuqraadiyadeynta, Dibu-u-heshiisiinta iyo Nabad Dhiska