wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Oo Qaabilay Danjiraha Finland Ee Soomaaliya

 

Muqdisho 19 Mar 2024; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa xafiiskiisa kula kulmay safiirka Finland ee Soomaaliya Amb. Pirkka Tapiola.

 

Inta uu kulanku socday arrimaha laga wada hadlay waxaa ka mid ah; Xaaladda gobolka iyo sidoo kale howlo ay ka mid yihiin; Xasillinta, Dowladaha hoose iyo dadaallada Dib u heshiisiinta.

 

Ugu Dambayn, Dowladda Finland ayaa ka mid ah saaxibada Caalamiga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ka taageera dhanka Dowlad dhiska iyo arrimaha Dib-u-heshiisiinta.