wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Oo Maalinka 2-aad Guddoomiyay Kulanka Qorshaha Geeddi Socodka Doorashooyinka

 

Muqdisho04 Mar 2024; Waxaa xarunta Wasaaradda kasii socda howlaha bandhigga qorshaha geeddi socodka doorashooyinka, iyada oo maanta si gaar ah looga hadlay Chapter 4 Dastuurka iyo kaalinta Wasaaradda ee qodobbada la xiriira doorashada.

 

Kulankan uu shir guddoominayay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Ahmed Macallin Fiqiayaa waxaa Goobjoog ka ahaa Agaasimaha Guud, khubaro iyo sharciyaqaanno ka tirsan Wasaaradda iyo guddiyada kala ah; guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka qaranka iyo guddiga madaxabbaan ee xuduudaha iyo Federaaleynta.

 

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa wadda dedaalada ku aaddan dardargalinta howlaha iyo arrimaha muhiimka ee hortabinta u leh qaranka, kuwaas oo waafaqsan waajibkeeda dastuuriga ah.