wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Oo La Kulmay Agaasimaha USAID

 

Muqdisho 02 Jul 2024; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa la kulmay Agaasimaha hey’adda USAID ee Soomaaliya Ms. Sheri-Nouane Duncan Jones.

 

Arrimaha laga wada hadlay waxaa ka mid ah; Xasillinta, Dib u heshiisiinta, dadaallada lagu dhisaayo dowladaha hoose iyo arrimo kale.