wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Oo Kulan La Qaatay Howlwadeennada TIS+3/UASID

 

Muqdisho 23 2024; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) oo uu wehliyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdixakiin Ashkir ayaa kulan la qaatay wafdi ka socda holwadeennada Mashruuca TIS+3 ee USAID uu hoggaaminayay Mr. iftikhar Ahmed Shaheen.

 

Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha Xasilinta, Dowladaha Hoose iyo arrimaha la xiriira.

 

Ugu Dambayn, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa ku bogaadiyay dedaallada saaxibada caalamiga iyo taagerida ay Soomaaliya siiyaan.