wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Oo Ka Qaybgalay Munaasabad Lagu Soo Dhaweeyay Danjiraha US Ee Soomaaliya

 

Muqdisho 02 Jul 2024; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa goobjoog ka ahaa munaasabad ay qeyb ka ahaayeen mas’uuliyiinta Dowladda Federaalka ah, xubno sare oo UN-ka iyo Diblomaasiyiin taas oo lagu soo dhoweynayey Safiirka cusub ee Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Amb. Richard H. Riley, halka lagu sagootiyey kuxigeenkii howlgalka Mr. Shane L. Dixon.