wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Xoosh Oo La Kulmay Qaar Ka Mid Ah Dhaqanka Muqdisho

 

Muqdisho 13 Aug 2024; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa xafiiskiisa kula kulmay odeyaal iyo qaar ka mid ah dadka u dhaqdhaqaaqa caasimadda Muqdisho iyada oo la hadlay arrimaha wacyigelinta bulshada. Barakacayaasha, horumarinta caasimadda Muqdisho, doorashooyinka iyo arrimo kale.