wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Xoosh Oo La Kulmay Bahwadaagta Caalamiga Ah Ee Soomaaliya

 

Geneva Oct 16, 2024; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa Xarunta Dhexe Siyaadda Amniga Geneva kula kulmay bahwadaagta Caalamiga ah ee Soomaaliya, isagoo kala hadlay dedaallada socda ee Dib-u-xoraynta, Xasilinta iyo Dedaallada Dib-u-heshiisiinta oo ay waddo Dowladda Federaalka Soomaaliya.