wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Saadaad Oo Ka Qaybgalay Abaalmarinta Bahda Caafimadka

 

Muqdisho 11 Oct 2024; Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dub-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Saadaad Caliyow ayaa ka qaybgalay Munaasabadda Sanadlaha ee Abaalmarinta Bahda Caafimaadka( SHA) oo lagu abaalmariyo Dhaqaatiirta iyo Xarumaha Caafimaad ee adeegga u haya Bulshada Soomaaliyeed.

 

Wasiir Saadaad ayaa bogaadiyay qabanqaabiyaasha Munaasabadda, isagoo u mahadceliyay dhaqaatiirta la abaalmariyay.

 

Munaasabadda ayaa waxaa kaloo kasoo qaybgalay Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Xildhibaanno ka tirsan Labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.