wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Fiqi oo La Kulmay Ergeyga Xogheyaha Guud ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan

 

Muqdisho 23 Oct 2022; Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta kulan isxog-wareysi ah la yeeshay ergeyga gaarka ah ee xogheyaha guud ee Qaramada Midoobay James Swan, iyada oo xoogga la saaray arrimo badan oo hortabin u leh labada xafiis, iskaashi iyo wadashaqeyba.

 

Inta uu kulanka socday waxaa la isla soo qaaday dadaallada dib u xorreynta ee ka socota dalka, arrimaha xasillinta, dib u heshiisiinta iyo gargaarka banii’aadnimo.

 

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta ayaa dhankiisa adkeeyey sida wasaaradda uga go’antahay in ay wadashaqeyn dhow layeelato xulafada Soomaliya.