wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Fiqi Oo Kulan La Qaatay Danjiraha Sacuudiga ee Soomaaliya

Wasiir Fiqi Oo Kulan La Qaatay Danjiraha Sacuudiga ee Soomaaliya

Muqdisho Luulyo 09, 2023; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa kulan la qaatay Danjiraha Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya Danjire Axmed Bin Maxamed Al-Muwallad.

 

Labada dhinac ayaa ka wada hadlay xiriirka soo jireenka ah ee Walaalnimo iyo Islaanimo oo ka dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Boqortooyada Sacuudiga, gaar ahaan arrimaha Dib-u-heshiisiinta, Xasilinta goobaha dhawaan lax oreeyay iyo dedaallada Nabad dhiska Soomaaliya iyo la dagaallanka Kooxaha Khawaarijta ee Argagixisada.

 

Ugu Dambayn, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa uga mahadceliyay Boqortooyada Sacuudiga taagerida iyo garab istaagga heeganka ula yeehaan shacbka iyo Dowladda Soomaaliya.