wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo Ka Qaybgalay Bandhigga Munaasabadda Koowda Luulyo

Muqdisho 01 Jul 2025; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa ka qaybgalay Munaasabadda 1-da Luulyo oo lagu qabtay Daljirka Daahsoon.

Munsaabadda oo ay Ciidamada kala duwan ee dalka kusoo bandhigeen Awoodooda iyo Gaadda ka cayaar ayaa waxaa Goobjoog ka ahaa Madaxda Qaranka uu u horreeyo Madaxweynaha JFS Dr. Hassan Shiekh Maxamuud, Xubnaha Golaha Wasiirrada ee qaybta ka ah Guddiga Qabanqaabada iyo Safiirrada Caalamka.