wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo Warbixin Ka Dhagaystay Agaasinka Dad-dhigidda

 

Muqdisho 08 Oct 2024; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) oo uu wehliyo Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Xildhibaan Saadaad Caliyow ayaa warbixin ka dhagaystay Agaasinka Guud ee adeegyada Dad-dhigidda Wasaaradda.

 

Kulanka ayaa la xiriiray dedaallada Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ee ku aaddan arrimaha Dad- dhigidda iyo qaabka xiriirka arrimahaas.