wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo Saxiixay Buugga Tacsida Ugaas C/laahi

 

Muqdisho 18 Sep 2024; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) oo booqday hoyga ay taalo Gogosha Tacsida Alle ha u naxariistee Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Fara-cade ayaa saxiixay Buugga tacsida ee Ugaaska.

Sidoo kale, Wasiir Cali Xoosh ayaa si gaar ah ugu tacsiyeey qoyska iyo ehellada Marxuumka, waxa uuna Alle u weydiiyay in uu hoygiisa ka yeelo Janatul firdowsa.