wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo Qaabilay Wafdi Ka Socda UNDP Iyo IESG

Muqdisho 23 April 2025; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa la kulmay wafdi ka socda Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan barnaamijyada horumarinta ee (UNDP) iyo Kooxda Isku-dhafka ah ee taageeridda Doorashooyinka(IESG).

Kulanka ayaa looga arrinsaday taageeridda arrimaha Doorashooyinka dalka, Dimuqraadiyadeynta iyo Dedaallada nabad dhiska oo ay waddo Dowladda Federaalka Soomaaliya.