wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo Qaabilay Wafdi Ka Socda Norway

 

Muqdisho 17 Nov 2024; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa qaabilay Wafdi ka socda Dowladda Norway oo uu hoggaaminayay Ergayga Gaarka ee Norway u qaabilsan Soomaaliya Einar Rysted.

 

Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha la xiriira Dib-u-heshiisiinta iyo dedaallada Xasilinta oo ay waddo Dowladda Federaalka Soomaaliya.