wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo Qaabilay Mid Ka Mid Ah Beelaha Soomaaliyeed Ee daga DWQS

Laascaanood 04 Aug 2025; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa kulan la qaatay mid ka mid ah beelaha Soomaaliyeed ee daga Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya.

Kulanka oo ay sidoo kale kaqeybgaleen mas’uuliyiin sare oo Xukuumadda Federaalka ah ayaa looga arrinsaday Hannaanka dhameystirka Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, Wadajirka Bulshada Iyo Ilaalinta Midnimada iyo arrimo kale.