wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo Qaabilay Michael Keating

 

Muqdisho 22 Oct 2024; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa qaabilay Agaasimaha Fulinta ee Machadka Nabadda ee Yurub oo horay usoo noqday Wakiilka Xoghayaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Michael Keating.

 

Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha la xiriira dedaallada Nabad dhiska iyo Dib-u-heshiisiinta.