wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo La Kulmay Danjiraha UK Ee Soomaaliya

 

Muqdisho, 06 May 2024; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa la kulmay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ambassador Mike Nithavrianakis.

 

Inta uu kulanku socday, arrimaha looga hadley waxaa ugu muhiim Sanaa; Dib u xoreynta, Xasillinta iyo soo kabashada hore, dib-u-heshiisiinta iyo qorshayaasha doorasho ee dowladda Soomaaliya.

 

Ugu dambayn, Safaaradda Britain ayaa xaqiijisay inay ka go’an tahay inay si dhow ula shaqeyso, isla markaana ay taageerto ajendayaasha iyo waxyaabaha mudnaanta u leh dowladda Somalia.