wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo La Kulmay Agaasime Goboleedka CRS

 

Muqdisho 12 Jun 2024; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa xafiiskiisa kula kulmay Matt Davis oo ah agaasime goboleedka CRS.

 

Arrimaha laga wada hadlay waxaa ka mid ah; Dib u heshiisiinta, dadaallada qaran-dhiska iyo arrimo kale.