wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo Kulan La Qaatay Odayaasha Dhaqanka

 

Muqdisho 25 Jun 2024; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Xildhibaan Cali Yusuf Cali ( Xoosh), ayaa maanta kulan la xiriira weyneynta Munaasabadaha todobaadka xoriyadda xafiiskiisa kula qaatay Odayaasha Dhaqanka.

 

Mudane Wasiir Cali Xoosh waxaa uu bogaadiyey kaalinta odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee nabadeynta iyo Dib u heshiisiinta.