wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo Kulan La Qaatay Masuuliyiinta SSF

 

Muqdisho 24 Sep 2024; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa kulan la qaaatay Howlwadeennada Sanduuqa Xasilinta Soomaaliya (SSF).

 

Kulanka ayaa loogu hadlay arrimaha hortabinta u leh Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan howlaha SSF.