wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo Kulan La Qaatay Madaxweyne Ku Xigeenki Hore Puntland

Laascaanood Aug 2, 2025; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa hoyga uu ka daganyahay magaalada Laascaanood ku qaabilay Madaxweyne ku xigeenki hore ee Puntland Mudane Axmed Cimi Cismaan (Karaash).

Kulanka oo ahaa mid booqasho iyo Wadatashi ah ayaa looga arrinsaday Arrimaha horumarinta Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya.