wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo Kulan La Qaatay Madaxda UNHCR

Muqdisho 01 Feb 2025; Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa xarunta Wasaaradda kulan kula qaatay Agaasimaha Xafiis Goboleedka UNHCR Mudane Mohamadou Dian Balde.

Arrimaha la dul istaagay waxaa ka mid ah; xaaladaha ka taagan gobolka iyo caqabadaha ay wajahayaan qaxootiga iyo barakacayaasha Soomaaliya.