wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo Kulan La Qaatay Danjiraha Sacuudiga Ee Soomaaliya

 

Muqdisho 14 May 2024; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Xildhibaan Cali Yusuf Cali ( Xoosh) ayaa kulan isbarasho iyo is xogwareysi ah la yeeshay Danjiraha Boqortooyada Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya mudane Axmed Maxamed Almuwallad.

 

Fadhiga oo uu ku wehliyey Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda mudane Cabdixakiim Xasan Ashkir ayaa arrimaha looga hadlay waxaa ugu muhiimsanaa horay u dhaqaajinta howlihii labada dhinac ee socday.