wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo Kulamo La Qaatay Siyaasiyiinta SSC-Khaatumo

Laascaanood 10 Jul 2025; Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) oo ay wehliyaan Guddoomiye Ku Xigeenka labaad ee Aqalka Sare Sen Cabdullaahi Timacadde iyo Wasiirka Tamarta & Khayraadka Biyaha XFS Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa Kulan talo wadaag ah la qaatay Mudane Cabdirisaaq Khaliif oo ka mid ah siyaasiyiinta SSC-khaatumo, iyadoo kulanka uu kusoo dhamaaday jawi wanaagsan.