wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo Kulamo La Qaatay Beelaha Daga SSC-Khaatumo

Laascaanood 19 Jul 2025; Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) oo safar shaqo ku jooga Laascaanood ayaa kulamo kala duwan la qaatay wax-garadka qaar ka mid ah beelaha Soomaaliyeed ee daga SSC-Khaatumo.

Kulamadaan ayaa looga arrinsaday arrimaha dhameystirka Dowlad Goboleedka SSC, Wadajirka Bulshada iyo Ilaalinta Midnimada.