wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo Kulamo La Qaatay Beelaha Daga SSC-Khaatumo

Laascaanood 11 Jul 2025; Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) oo safar shaqo ku jooga magaalada Laascaanood ee xarunta Sool ayaa kulamo la qaatay qaar ka mid ah beelaha Soomaaliyeed ee daga SSC-Khaatumo.

Kulamada Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) Iyo Beelaha ayaa looga arrinsaday arrimaha dhameystirka maamulka SSC-Khaatumo. Dib-u-heshiisiinta, Nabadeynta iyo Wadajirka Ummadda Soomaaliyeed.