wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo Kormeeray Xarunta Diiwaangalinta Kaarka Codbixiyeyaasha

Muqdisho 16 April 2025; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa qaatay kaarka codbixinta doorashada Qof iyo Cod.

Guddiga Madaxabanaan ee Doorashada Qaranka iyo Soohdimaha ayaa degmada Shangaani ka daahfuray diiwangelinta codbixiyeyaasha.