wengtoto slot gacor bandar togel wengtoto wengtoto wengtoto toto slot wengtoto wengtoto wengtoto slot deposit 1000 togel 5d data macau toto macau Togel Online Togel Online bandartoto prediksi macau

Wasiir Cali Xoosh Oo Ka Qeybgalay Shirweynaha Caddaaladda

Muqdisho 22 Nov 2025; Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa magaalada Muqdisho uga qaybgalay Shirweynaha Koowaad ee Bahda Caddaalladda dalka.

Shirka oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Caddaaladda XFS ayaa looga arrinsanayaa horumarinta sharciga, isla xisaabtanka, iyo xoojinta kalsoonida ay bulshadu ku qabaan hey’adaha garsoorka.